Monday, April 26, 2010

ilaahey ma hanuuniyaa dadka islaamka ka baxa?

Aayadaan hoos ku qoran waxay leedahay ilaahey ma hanuuniyo kuwa islaamka ka baxay.

"Sidee u hanuunin Eebe qoom gaaloobay rumayn ka dib, oo qiray in rasuulku xaq yahay una yimaadeen xujooyin, Eebe ma hanuuniyo qoom daalimiin ah." - Waa aayada 86 ee suurada 3 (suurat Aali-Cimraan)


Aayadaan hoos ku qoran waxay leedahay waa la hanuuniyaa.

"Ha curur daaranina waad gaalowdeen rumayn ka dib, haddaan cafino koox inka mid ah waxaan cadaabeynaa koox illeen iyagu waa dambiilayaale." - Waa aayada 66 ee suurada 9 (suurat At-Tawbah)

Waxaa yaab ah in uu maxamad mar leeyahay qofkii gaal noqda ilaahey ma cafiyo marna leeyahay ilaahey wuu cafiyaa. Kalal hadalkaas waa mid aan caqliga galeeyn.

5 comments:

  1. aayadan waxaa laga wadaa waxa lagu halaagay maxey ahaayeen."oo lagu diray korkooda toddoba habeen iyo sideed maalmood oo israacsan, waxaadna arkaysaa iyagoo daadsan ood mooddo jirrid timir(dogob dhacay).aayadan waxaa laga wadaa inta maalmood ow ku socday cadaabka allah."Waxaan ku dirray korkooda dabayl qabaw daran maalin baasaysan dhexdeed oo joogta ah." aayadan waxey ka hadleysaa cadaabka lagu diray kuleyl miyow ahaay mise qabow.

    ReplyDelete
  2. "Waxaan ku dirray korkooda dabayl qabaw daran maalin baasaysan dhexdeed oo joogta ah.
    waliba waxaa lagu dhahay joogta ah marka meeshaad waxad ka fahmeysaa in ow maalmo ku socday.sida aayada kale fasirtay

    ReplyDelete
  3. waxxad tahay qof riddowdey quraanka kariimka ahna si khaldan ayaad macnawiyaadkiisa u adeegsatey waxaan ilaahey kabaryaa in uu aduunka kugu ciqaabo aakhirana aad ku waartid cadaabkiisa daran hadusan waxyi eheen yaa usheegay murtadyohow kumanaansano kahor wixii dhacey hadii adiga aad ridowdey ha galaafan dadka juhalada ah ee diinta ubilaabaneyso hadeer cawaanyohow

    ReplyDelete
  4. Walaal bal isa sax haddii aad. Diin soon tahy culimada utag.
    Haddii kale dadka kadaa waxan aad ku dhex faafinayso
    Danbiga ha isku badine

    ReplyDelete