Saturday, May 1, 2010

Nin gacanta laga gooynayo, Hiiraan, Somalia

Daawo maskiinkaan Soomaaliyeed oo xaday labo xabo oo rooti ah oo gacanta laga jarayo.

3 comments:

  1. Dambi dhaaf ku ma jiro diinta islaamka.

    ReplyDelete
  2. Haa walaal, diinta islaamka wax naxariis ah uma fidiso masaakiinta khaldamta. Diinta islaamka waxey ku saleysan tahay dhaqankii carabta ee qarnigii 6-aad. Waa nasiibdaro in dhaqankii hore ee carabta ahaa oo arxandarada ahaa wali lagu dhaqmo maanta oo sadanka yahay 2010.

    Dadbey falalkaan naxariisdarada ah caadi la tahay oo u arka in ay sax tahay. Waa yaab.

    Reer xamarka waxay ku maah maahaan "cimrigaadoo dheeraada wuxuu ku tusaa geel dhalaaya"

    ReplyDelete
  3. If you live a long life you will see a camel giving birth. Waa maahmaah cajiib oo qaalisan.

    ReplyDelete