Daawo maskiinkaan Soomaaliyeed oo xaday labo xabo oo rooti ah oo gacanta laga jarayo.
Saturday, May 1, 2010
Nin gacanta laga gooynayo, Hiiraan, Somalia
Labels:
al shabaab,
dhagax lagu dilay,
gacan goyn,
somali,
somaliya
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Dambi dhaaf ku ma jiro diinta islaamka.
ReplyDeleteHaa walaal, diinta islaamka wax naxariis ah uma fidiso masaakiinta khaldamta. Diinta islaamka waxey ku saleysan tahay dhaqankii carabta ee qarnigii 6-aad. Waa nasiibdaro in dhaqankii hore ee carabta ahaa oo arxandarada ahaa wali lagu dhaqmo maanta oo sadanka yahay 2010.
ReplyDeleteDadbey falalkaan naxariisdarada ah caadi la tahay oo u arka in ay sax tahay. Waa yaab.
Reer xamarka waxay ku maah maahaan "cimrigaadoo dheeraada wuxuu ku tusaa geel dhalaaya"
If you live a long life you will see a camel giving birth. Waa maahmaah cajiib oo qaalisan.
ReplyDelete